Haweeney afduub loo heystay 37 sano oo dib u heshay xoriyadeeda (Daawo Sawirro)

Booliska dalka Argeintina ayaa xoog ku soo furtay Haweeney u dhalatay dalkaas oo 1980kii ay qabsadeen kooxaha dadka tahriibiya waxayna 37 sano ka dib la midowday qoyskeeda. Howlgalka lagu soo furtay haweeneydan waxaa si wadajir ah u fuliyey booliska dalalka Argentine iyo Bolivia. Halka ay ku sugneyd haweeneydaasi oo haatan 45 jir ah ayaanan la … Continue reading Haweeney afduub loo heystay 37 sano oo dib u heshay xoriyadeeda (Daawo Sawirro)